Wax Ka Ogow Dayrka Cajiibka Ee China Ka Dhisan Kana Mida Toddobada Mucjisee Caalamka.
Waa dayr u fidsan dhanka xuduuda waqooyi galbeed ee Jamhuuriyada Shacbiga Shiinaha kaga aadan dhanka shinhiwantoo,iyo gacanka bada ee Bohai ee loo yiqaano bada huruuda amaba jaalaha dhanka barri ilaa gobolka Gaotai gaawtaay،iyo gobolada Gansu ,ee galbeedka.
waxa la dhimayeey dhismaha dayrk ugu danbayn dhanka koonfureed iyadoo loo fidiyay gobolka bikiin ilaa iyo haandan.wuxuuna gaadhayaa dhararkiisu 21milyoon iyo 19618 miter.
Dayrkan oo ah dayrarka ugu muhiimsan ciida caalamka waxana lagu tiriyaa mid ka mida toddobada mucjisoo caalamka.
Sababta loo dhisayna waa shiinaha oo ka cabsi qabay inay soo weeraraan kooxo badowa oo furdo fuul u badnaa ugu danbayntii dayrkan ayaa loo dhisay difaaca dalka shiinaha.
Waxana la dhisay xilliyadii guga iyo dayrta Iyo xilliyadii maaamilgta in ka badan laba kun sanadood ka hor
Dayrkan ayaa ilaa imika ah mucjisaadka todobada ah sida taajmaxaalkii muslimiintii mangoolistu ka dhiseen hindia.iyo buuraha ahraamta ee firaacinadu ka aas aaseen dhulka masar.
W/Q: Hamse Riiraash
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!