Faisa Faarax Suusle Oo Tacsi Udirtay Ehelkii Uu Ka Baxay Jaamac Maxamed Qaalib

0
Thursday April 28, 2022 - 00:16:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faisa Faarax Suusle Oo Tacsi Udirtay Ehelkii Uu Ka Baxay Jaamac Maxamed Qaalib

    إنا لله وإنا إليه راجعون

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

إنا لله وإنا إليه راجعون

Faisa Faarax Suusle Waxa ay  tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehelada, asxaabta, waxgaradka iyo guud ahaan bulshada Soomaalida ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib oo dalka Jabuuti ku geeriyooday.



Faisa Faarax  waxa ay  Marxuumka ku sifeysay shakhsi ka mid ahaa haldoorka iyo odayaasha la qadariyo ee reer Somaliland "Marxuumku waxa uu ka mid ahaa shakhsiyaadka faro-kutiriska ah ee bulshada sida weyn ugu soo shaqeeyey dhanka Dawladnimada iyo dhanka aqoonta labadaba” ayay tidhi


Faisa Faarax waxa ay Illaahay uga baryaysaa Marxuumka in uu su'aasha u fududeeyo, una dambi dhaafo, Jannatul Firdowsana ka waraabiyo, qoyska, ehelka, qaraabada, asxaabta iyo guud ahaan bulshada uu marxuumku ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.


إناللهوإناإليهراجعون

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...