Eeboow Haa & Maya Mar Hanaga Wada Yeedhsiin

0
Tuesday April 26, 2022 - 11:41:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 890
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Eeboow Haa & Maya Mar Hanaga Wada Yeedhsiin

    W/Q: Abdirisaq Ahmed Egal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Abdirisaq Ahmed Egal

Nin suudaaniya ayaa arday uga sheekeyey gorayada kadib ayey ardaydii weydiiyeen macalin gorayadu ma duushaa markaas ayuu ugu jawaab celiyey maya ee ma duusho .



هلنعامهتطير؟  قاللا

Saacado  kadib ayaa ay maamulihii dugsiga usoo galay fasalkii dabadeedna waxa ay  weydiiyeen gorayada  ma duusha waxaanu uga jawaabay haa قالنعم   laakiin waxa markiiba naxay oo is yidhi shaqadii waad weyday macalinkii yaraa ee suudaaniga ahaa kaas oo is daad raaciyey oo yidhi (mararka qaarkood ayaa ay gorayadu duushaa )


احيانايطير

Ujeedo:

 

Rag badan baa baqo darteed usheegi la' xaqiiqada, kana baqanaya cadaadis cid kale ku hayso iyagoo markaa dheef yar eexaysanaya.

 

 

W/Q: Abdirisaq Ahmed Egal 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...