Hawshaan Ku Hurahayn, Hora Loo Dhameeyaaye, Iska Tuura Heeryadaguurtida Habsaantay.

0
Tuesday April 26, 2022 - 11:32:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hawshaan Ku Hurahayn, Hora Loo Dhameeyaaye, Iska Tuura Heeryadaguurtida Habsaantay.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

Bismilaahu Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]


Tu khaas ahna bahda H/W iyo akhristayaasha.



Gurxankiyo gunuuska,


Guuxyadan baxaayaa,


Guudkeeda mooyane,


Gudahaan fayoobayn,


Gaanleefaa qarsoono,


Gubad hoostu weeyo,


Guurabaskan dabadii,


Gabashada dhamano,


Gaadmada Badheedhi,


Guracaa shaqaynoon,


Gaadhahaynin taladen,


Goori goor intay tahay,


Golayaashan qarankee,


Guurtidu ka kaw tahay,


Gala oo amuurahan,


Go’aan keena meel mara.


 

Ismail Abdillahi Handuleh.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...