Dadaalada Waaheen Iyo juhdiga Ay Xukuumada Ku Bixinaso Dib UDhiskiisa.
Somaliland waa nabad astaanteeduna waa samaan taa oo ay ku dhaaftay jaararka iyo kuwa ku hareer gadaaman.
Mudo ku dhow soddomeeyo sanno waxa ay samaynasay dadawar Iyo horumar ama talaabo loo qaado dhanka saxan
Xukuumadan haatan haysaa taladu waxa ay ku dadaashay horumar weyn aragti adag taas oo ay u jilbo dhigatay dufaanadii adgaa oo kaga imanayay xagaa iyo xukuumada fadhigeedu yahay xamar.
Si walbay ahaatana dhawaan waxa inagu dhacay masiibo khasaaraheeda wadatay oo suuqii waaheena ku habsatay iyo dabkiyo qiiqii darnaa ee saacada ka socday ka hor ramadaantii ay halka cisho ka hadhsanayd .
Haddana waxa ilaah mahadii ahaa in waxa ugu qaalisan yahay waa bini aadamee in ayna ciddina inagaga dhiman dabkaas.
Balse dadaalkii dawlada gurmadkii dadka iyo dagaalkii lagula jiray habeen oo dhan dabkii waxa ugu danbayntii lagu guulaystay bakhtiintiisa.
Sidaas ahayd dawladu ama xukuumada haatan haysaa marnaba kamay hawlyaraysan wax u tarida suuqaa madaxwaynaha oo kulama madaxtooyada kula qaatay ganacsatada waaweyn ayaa laga ururiyay lacag gaadhsysa sideed milyan oo runtii lacag fiicana.
Ilaa al aankan dadaaladu mayara ay xukuumada oo dhan dawladeeda hoose iyo teeda saraba ugu jiraan soo ururinta qaadhanada lagu samato bixiyo suuqa dib u dhiskiisana loogu bilaabayo dhisida suuqeena.
Hore u socdaanu leenahay xukuumada
Hamse riiraash
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!