" Halgame , Aadan Haybe Geele ( Aadan Qaarey) ".

0
Friday April 22, 2022 - 10:13:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1067
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Halgame , Aadan Haybe Geele ( Aadan Qaarey) ".

    W/Q: Ahmed Nour Guruje.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje.

Aadan haybe geele wuxuu ahaa Askari ka tirsan ciidamaddii dalkii la odhan jirey Soomaaliya , gaar ahaan kuwii milaterigga qaybta 26aad , Aadan isagoo dhalinyaro ah wuxuu ka mid noqdey dhalinyaraddii ka qayb gashey dagaalkii dhexmaray Itoobiya iyo Soomaliya todobaatanaadkii .



Aadan isagoo dagaalkaas ku jirra ayaa la qabtay sanadkii 1978 waxaana  la waayay raq iyo ruux meel uu jaan iyo cidhib dhigey , hassa yeeshee 10 sanadood ka dib markii la qabtay ayaa 1988  lagga soo daayay xabsigii isagoo xiskiisu aanu dhamayn oo xabsigii uu ku jirey kusoo xanuusadey .


Aadan xanuunkii waagaas soo gaadhey ayuu weli la kadeedan yahey , ayaan  dhawayd ayaanan ku arkey baraha bulshadda isagoo lumey oo la baafinayo , hasa ahaatee waxaan hadana galabta ku arkay isagoo laggu hayo degmadda yoocaale ee dawlad deegaanka soomaalidda itoobiya oo ehelkiisii lala raadinayo .

Ilaahey ha u gargaaro aadan iyo inta qadiyad umadeed u halgantey ee dayacan


W/Q: Ahmed Nour Guruje.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...