Codsi Qurba Joogta Reer Somaliland.

0
Thursday April 21, 2022 - 10:19:46 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 971
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Codsi Qurba Joogta Reer Somaliland.

    Wasaaradda Duulista iyo Hawada somaliland iyo Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Duulista iyo Hawada somaliland iyo Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland

Anaga oo ah jooggta Somaliland ee jooga aduunka daafihiisa ee hilawga u qaba inay soo booqdaan oo ay  u dalxiis tagaan dalkooda Hooyo insha Allaah Summer-kan .



Waxaanu ka codsanaynaa Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland inay la jaanqaadaan isbedelka saameynta Cudurka Covid 19 oo ay aduunka bulshadoodu iminka qaadeen in qofka wadankooda imanaaya aan looga baahnayn PCR test iyo wax la mida.


Si ay u soo nooleeyaan dhaqdhaqaaqii dalxiiskooda , Hadaba waxaanu idinka CODSANAYAA inaydaan u danayn wadamo kale ee aad u danaysaan dadkiina imanaaya wadanka oo u badan (Family) qoysas Oo wata caruuro badan oon qaadi karin lacagta lagu soo baadhaayo oo ay qaadanayaa company-yo oo iminka iska sii furan oo macaash doona .


Haddii aad sidaas yeeshaan oo aad joojiyaan test kaana ,

Lacagtaasi wadanka ayay imaneysaa oo ay dadku ku kharash garanyn doonaan .

 

Qurbaha Joogta Reer Soomaaliland

CaliBiixi

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...