Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo Khadka telefoonka ku wada hadlay

0
Thursday January 27, 2022 - 15:20:25 in News by
  • Visits: 927
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo Khadka telefoonka ku wada hadlay

    Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Tamiim ayaa sidoo kale kawada hadlay xaaladihii ugu danbeeya ee Soomaaliya, Iyo Sidii Loo Xoojin lahaa Taageerada Dowlada Qatar ee Arimaha Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Tamiim ayaa sidoo kale kawada hadlay xaaladihii ugu danbeeya ee Soomaaliya, Iyo Sidii Loo Xoojin lahaa Taageerada Dowlada Qatar ee Arimaha Soomaaliya.

 

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Khadka telefoonka kula hadlay Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim bin Xamad.


Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo sidii la isaga kaashan lahaa danaha ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qatar.


Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Tamiim ayaa sidoo kale kawada hadlay xaaladihii ugu danbeeya ee Soomaaliya, Iyo Sidii Loo Xoojin lahaa Taageerada Dowlada Qatar ee Arimaha Soomaaliya.



 

Dowladda Qatar ayaa kamid ah dowladaha taageera Soomaaliya, waxaana 5-tii sano ee la soo dhaafay ay sigaar ah u taageereysa Madaxda Villa Soomaalia.

Loading...
Loading...