Hoggaanka xisbiyada UCID iyo WADDANI oo kulan la Yeeshay Wefti ka Socda Dalalka Somaliland ka Taageera.

0
Thursday January 27, 2022 - 09:14:52 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 889
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaanka xisbiyada UCID iyo WADDANI oo kulan la Yeeshay Wefti ka Socda Dalalka Somaliland ka Taageera.

    wefdigan ayaa ka kala yimi Midawga Yurub, Ingiriiska, Iswidhan, Noorway, Fiinlaan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wefdigan ayaa ka kala yimi Midawga Yurub, Ingiriiska, Iswidhan, Noorway, Fiinlaan,



Hoggaanka xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland UCID iyo WADDANI, ayaa kulan la yeeshay wefti ka socda dalalka Somaliland ka taageera Dimuqraadiyadda iyo Horumarka.



wefdigan ayaa ka kala yimi Midawga Yurub, Ingiriiska, Iswidhan, Noorway, Fiinlaan, Dheenmarig iyo Jarmalka, waxaana ay kala hadleen mas’uuliyiinta sare ee Xisbiyada Mucaaradka ee Somaliland xaaladda siyaasadeed ee dalka, sii xoojinta geeddisocodka Dimuqraadiyadda Somaliland.


Geesta kale, weftigan oo maalmihii ugu dambeeyay socdaal shaqo ku joogay Somaliland ayaa waxay kulanno ku saabsan xoojinta dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka la qaateen mudanayaasha Golayaasha Guurtida iyo Wakiillada ee Somalialnd.
Loading...
Loading...