Belaayooy Siyaasadi, Basaasnimiyo Tuugiyo,Wax La Boobayay Hayd, Bikhbayhaydba Tii Hore, Jaamacada Looga Soo Baxay.

0
Tuesday January 25, 2022 - 09:28:54 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 669
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Belaayooy Siyaasadi, Basaasnimiyo Tuugiyo,Wax La Boobayay Hayd, Bikhbayhaydba Tii Hore, Jaamacada Looga Soo Baxay.

    W/Q: Ismail Abdilahi Handuleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdilahi Handuleh

BISMILAAHI ALRXMAAN ALRAXIIM[A.S.C.W.R.W.B]


TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA

 

Beelahaan heshiiskiyo,Bisinka u akhriyay,



               [BUUNI IYO XIRSA DILAY].


Waa laysku baabayo,buuqiyo warkoodii,


         BOORAME IYO BURCABA DHAAF.


Been laguma wadi karo,Buufisiyo afmiishaar,


Afka wax ka baxayiyo,Beydkaad qoraysaa,


Baarandeg ka araba,Barmadownayay noqon,


Baqbaqaaq codkiisiyo,Mobayl la buuxsado,


Baanisah ka shandhe,Boran hadimo lama qodo,


Baaceedun ha dheerayn,Hadda ka baqsanweydan,


Caqli celinitu waa talo,Ceebta kaa fogaysee,


Ceelbu buuni qodaya,Cagaha dhoqoyu gelin.


                  Ismail Abdilahi Handuleh.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...