Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Gudoomiye Ku Xigeen Cusub SAWIRO

0
Monday January 24, 2022 - 14:09:58 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1560
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Gudoomiye Ku Xigeen Cusub SAWIRO

    Golaha oo ay ka soo xaadireen 45 mudane, waxa cod aqlabiyad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha oo ay ka soo xaadireen 45 mudane, waxa cod aqlabiyad


Golaha wakiilada JSL ayaa maanta fadhi ay yeesheen oo uu shir guddoominayey Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ku ansixiyey guddoomiye ku xigeenka guddiga Qandaraasyada Qaranka Md Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cagawayne).

Golaha oo ay ka soo xaadireen 45 mudane, waxa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey 44 mudane oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland.
May be an image of 2 people, people standing and indoor

May be an image of 1 person, sitting and indoor
May be an image of 7 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 1 person and indoor
May be an image of 3 people and indoor
May be an image of 2 people
May be an image of 1 person, sitting and indoor



Loading...
Loading...