Xuska Maalinta Caalimiga Ah Duulista Rayidka Oo Soomaaliya Laga Xusay

0
Tuesday December 07, 2021 - 16:00:02 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 878
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xuska Maalinta Caalimiga Ah Duulista Rayidka Oo Soomaaliya Laga Xusay

    Wasiirka ayaa intaas raaciyay in Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka ayaa intaas raaciyay in Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista

No description available.


Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Duraan Farax ayaa ka qeyb galay Munaasabadda lagu xusayay maalintii la aas aasay Duulimaadka rayadka oo Magaalada Muqdisho lagu qabtay.


Farxad ayay ii ahayd inaan ka qaybgalo xuska maalinta Caalamigaa ee duulista Rayidka ah oo ku astaysan 07 December loona asteeyay 1996,waxaa soo qaban qaabisay Hay’adda Duulista Rayidka ah ee Soomaaliyeed,ayuu yiri Wasiir Duran Farax.

No description available.


Wasiirka ayaa intaas raaciyay in Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawadda ay ka go’an tahay kor u qaadista duulista rayidka iyo in dalku helo adeegyo shacabka u fududeeya Safarada gudaha iyo dibada.


Gababagadii Wasiir Duran ayaa Waxa uu Dhamaan Masuuliyiinta Hay’adda duulista rayidka ah, Shaqalaaha iyo bahda diyaaradaha gudaha iyo dibadda ka shaqeeya u rajaynayaa in sanadkaan sanadkiisa aan ku gaarno barwaaqo iyo anagoo kor u qaadnay adeegyada aan shacabka Soomaaliyeed u hayno.


Wasaaradda Gaadiidka ayaa isbadal wanaagsan laga dareemayaa tan iyo markii uu Xafiiska yimid Wasiir Duran Farax

Loading...
Loading...