Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Oo Loo Soo Jeediyay In Uu Iscasilo + Sababta

0
Tuesday December 07, 2021 - 14:30:12 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1917
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Oo Loo Soo Jeediyay In Uu Iscasilo + Sababta

    "Waan la qabnaa fikirka Barkhad ee ah in wasiirka ganacsiga xilka laga qaado"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waan la qabnaa fikirka Barkhad ee ah in wasiirka ganacsiga xilka laga qaado"

Hargaysa (HWN) Xoghayaha ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska ee Xisbiga WADDANI  Xamse Cabdiraxmaan Khayre ayaa cambaareeyay ganacsatada ka qayb qaadanaysa Sicir-bararka.

 

Sidoo kale waxa uu xoghayuhu soo jeediyay in xilka laga qaado wasiirka ganacsiga  Somaliland  " Waxaan cambaaraynaya cid kasta oo shacabka ugu heshiisa inay miciishada  ku kordhiso, xukuumaddeenii waa ogtihiin in ay malab dhuuqaysay oo aanay kaalinteedii qaadanayn.

 

Waan la qabnaa fikirka Barkhad ee ah in wasiirka ganacsiga xilka laga qaado iyo wasiirrada kale oo waajibadkooda gudan waaya,” ayuu yidhi xoghaye Xamse.

 

Suuqyada Somaliland ayaa sicir barar xoogani ka jiraa, kaasi oo saamayn xooga ku yeeshay shacabka danyarta ah ee Somaliland.


Loading...
Loading...