Xildhibaan Barkhad Oo Fuliyay Maanta Balanqaad Uu Hore Ubalanqaaday

0
Thursday October 21, 2021 - 11:33:41 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2813
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Barkhad Oo Fuliyay Maanta Balanqaad Uu Hore Ubalanqaaday

    "Waxa taariikhda Somaliland gashay gobonimaddii Xildhibaan Barkhad"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa taariikhda Somaliland gashay gobonimaddii Xildhibaan Barkhad"

Hargaysa (HWN) Xildhibaan Barkhad Batuun oo kamid golaha Wakiilada Somaliland ayaa  fuliyay balanqaad uu usameeyay in uu xaafada daami ka dhisayo xanaano (MCH) waxaanu  maanta wareejiyey dhamaan lacagtii iyo dhulkii lagu dhisi lagaa xanaanadaas.



Xildhibaanka oo warbaahinta kula hadlay goobta dhagax dhiga ayaa yidhi "Maanta waxa aan dhagax dhignay Xannaanadi xaafadda daami, waxaanan ugu magacdarnay Maamo Xaliimo. Xannaanadu waa Xannaanada Maamo Xaliimo British."


Sidoo kale maayar ku xigeenka caasimada oo isaguna goob joog ka ahaa dhagax dhiga xanaanada ayaa yidhi "Waxa taariikhda Somaliland gashay gobonimaddii Xildhibaan Barkhad iyo Xaliimo ka dawlad hoose ahaana diyaar ayaan u nahay in aanu qeybtayada ka qaadano.”

Loading...
Loading...