Wiil Soomaali ah oo Tahriib ku galay Talyaaniga oo ku Guuleystay Doorasho ka Dhacday Torino
Cabdullahi Axmed Macallin ayaa dalka Talyaaniga tahriib ku galay sanadkii 2008dii
Cabdullaahi Axmed Macallim, oo ah wiil dhalinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa habeenkii Isniinta noqday qofki ugu horreeyay oo muhaajir ah oo ka mid noqdo xildhibaannada Golayaasha Deegaanka ee dalka Talyaaniga.
Cabdullaahi, ayaa ku guuleystay mid ka mid ah 24-ka kursi ee Golaha Deegaanka magaalada Torino ee Waqooyiga dalka Talyaaniga, kaddib marki ay sharraxeen xisbiga Dimoqraadiga.
Cabdullahi Axmed Macallin ayaa dalka Talyaaniga tahriib ku galay sanadkii 2008dii
VOA
Loading...
Loading...