Bal Aan Eegno Uuraysataye, Waxay Umuli Doonto.

0
Tuesday October 19, 2021 - 12:14:49 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bal Aan Eegno Uuraysataye, Waxay Umuli Doonto.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B]

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

Bal ila eegga intan yar een hoose ku soo qoray:-

 

Waxaan mudo baadhayey waxan dawladaha caalmku ku qabaam Somaliya ee ay ugu mashquuleen,

Kama aha wanaag loo samaynayo iyo waxqabad oo waxay wax ka qaban lahaayeen argagixisada maalinkasta shacabka masaakiinta ah laynaysa.

Midse waan ogaaday oo dawladaha qaar waxay u joogaan inuu midiba mid basaasayso,Khaasatan Galbeedka iyo Bariga.

Carabtanu xiniyo xaasid bay u joogaan.



Kan ugu dhawdhaw inuu wax taro waa Turkiga, isna waa hooyo keen.

Inta u siiyo intuu ka qaadayo ayaa ka badan.


Waana cunsuri aan jeclayn dadka madoow oo waa ogtihiin wax uu ku hayo Somalida dalkiisa joogta.

 Haddaba waxan ku soo koobayaa ma laga yaabaa inay noqoto.


Waagii dagaalka qaboowee galbeedka iyo bariga,waxay Basaasiintoodu isgu iman jireen gasiiradah QUBRUS maantana XAMARBA bedeshay.

ISMA OG DHIGIHII BAY ASLAYSA.


Ma laga yaabaa inaynu maqalo maalin dhawo wax kale.

ALLOW SAHAL AMUURA.

                                                                                                                        ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...