Dhulku Wareeg Masameeyaa Isbar Bardhiga Qur,Aanka Iyo Science Ka " Haddii Uu Wareego Maynu Daadano,

0
Monday October 18, 2021 - 15:07:37 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhulku Wareeg Masameeyaa Isbar Bardhiga Qur,Aanka Iyo Science Ka " Haddii Uu Wareego Maynu Daadano,

    الم نجعل الأرض کفاتا

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

الم نجعل الأرض کفاتا


Aragtida science ka haddaynu Ku Horayno:Qarnigii dhexe Waxaa la aaminsanaa in dhulku yahay badhtamaha Meerayaasha.Aragtidan Waxaa lahaa Nin Kasoojeeda Dalka hadda looyaqano (boolaan) Magaciisuna Ahaa (Nicolaus Copernicus 1543) Ninkan Wuxuu Adeegsan jiray Xisaab iyo Aragtiyo Si Uu aragtidiisa dadka Ugu Dhaadhiciyo,aragtidan Waxay noqotay mid aad uga soohorjeeda wadaadadii kiniisada,Sida laxusay dad badan oo oragtidan aaminay Ayaa ladilay.60 sanno kadib Waxaa Soo Baxay faylasuufkii (Galileo Galilee 1564--1642)Faylasuufyahan Ku Wuxuu Qoray Maqaalo Uu kutaageerayo faylasuufkii Hore kadib Waxaa la Maqlay isagoo leh dhulku Wuu wareegayaa kadib Waa la Xidhay buugguu qorayna waa lagubay, Xabsigii Ayuu kudhintay Ayaa ladhahaa.
Haddaynu eegno Aragtida Culimada falaga ama Xidigiska, waxay qabeen mudo dheer in Uu dhulku kuwareego cadceedda,inkastoo xaqiiqo taas kaduwan Ogaadeen.wareega Waxaa looyaqaanaa,in Shaygu kadhaqaaqo Meel isagoo xariiq quman oo wareeg ah kusocdo Kuna Soo laabto islameeshii.
Qur,aanku Aragtidan Muxuu kaqabaa:
Waxay daliishadaan culimada Sayniyahanada muslimiintu aayada Kutaala suuratu mursalat
الم نجعل الأرض کفاتا
Miyaanaan kayeelin Dhulka Mid ordaya
Kalimadan "kifaat" Qaamuuska haddii aad galiso Waxaa kuusoo baxaya
الشديد الوثب)Mid boodidiisu daran yahay
فرس سريع )faras aad u orod badan
Haddabo dhulku haddii Uu Ordo Maynu daadano,Gaadhiga markaad raacdo waxaad dareentaa dhaqaaqiisa iyo biriiga markuu u Qabto,Haddabo gaadhigu Markuu Kula ordayo Maxaad u Dhici wayday?
Ilaahay Ayaa inoo sikhiray, Uguna Tala galin inuu Dhib Ina Soo gaadho,
Haddabo aayadan waxaynu kaqaadanaynaa Dhulku inuu yahay mid aad u orod badan,
Marka Uu dhulku kuwareegayo Galxy-ga milk way, Wuxuu jaraa Bay dhahaan 700.000 km haddabo halkaa waxaynu kafahanay xawaare aad u Sareeyaa inuu dhulku kuboodo, Wuu ii qaadi Wayay wan kaxumahay


W/Q/ Xamse Ibnu Khalif Caaqilka


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...