Maxay ka wada hadleen Sheekh Shariif & Cali Guudlaawe?

0
Monday October 18, 2021 - 09:37:32 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 754
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay ka wada hadleen Sheekh Shariif & Cali Guudlaawe?

    Kulanka labada mas'uul oo ka dhacay hoyga Musharax Shariif Sheikh Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka labada mas'uul oo ka dhacay hoyga Musharax Shariif Sheikh Axmed


Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay madaxweynihii hore ee Sommaaliya ahna Musharrax u taaagabn qabashada xilka madaxweynaha Shariif Sheikh Axmed.

Kulanka labada mas’uul oo ka dhacay hoyga Musharax Shariif Sheikh Axmed ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimo ku aaddan marxaladda siyaasadeed ee dalka uu marayo.

Si gaar ah waxaa kulanka diiradda loogu saaray arrimaha doorahooyinka, gaar ahaan kaalinta Xildhibaanada ee maamulka uu hoggaamiyo Cali Guudlaawe Xuseen, iyadoo Sharoof heikh Axmed uu bogaadiyay hannaankii ay u dhacday doorashadii Xildhibaanada Aqalka sare ee dhawaan lagu doortay Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Maamulka Hirshabeelle ayaa haatan u diyaargaroobaya doorashada Baarlamaanka aqalka hoose, iyadoo dhawaan lagu soo gaba-gabeeyay doorashada Aqalka sare.


Loading...
Loading...