Soomaaliya iyo Thailand oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

0
Saturday October 16, 2021 - 09:49:43 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 917
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya iyo Thailand oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

    Labada safiir ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labada safiir ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal


No description available.


Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamud Axmed Nuur ayaa la kulmay danjiraha Thailand ee dalka Kenya Danjire H.E. Sasirit Tangulrat.

 

Labada safiir ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal oo ay ku jiraan horumarinta ganacsiga gaar ahaan kalluumaysiga, caafimaadka iyo waxbarashada.

Loading...
Loading...