Galmudug Oo Kala Wareegtay Puntland Qeybtii Ugu Horeysay Dadkii Laga Soo Barakiciyay Laascaanood
wareegay balanqaadeen Masuuliyiinta Maamulka Degmada iyo Laamaha Amnigu in ay si Wacan
Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shikh Xasan iyo Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Mudug Qaasim Shiikhdoon oo uu Weheliyo Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada oo Galmudug ka Wakiil ah Ayaa Puntlanad kala Wareegay dadka dhibaatada loo geystay waxayna dadkaan oo dhulka Galmudug usoo wareegay balanqaadeen Masuuliyiinta Maamulka Degmada iyo Laamaha Amnigu in ay si Wacan usoo dhaweyn doonaan reer Galmudug, si Nabadgelyo ahna ku Mari doonaan Deegaanada Galmudug.
Masuuliyiinta Dhinaca Puntland ka socotay ee Munaasabadda Wareejinta goobjooga ahaa waxaa ka mid ah Wasiirada Arimaha gudaha, Caafimaad iyo Haweenka iyo Maamulka Degmada iyo Kan Gobalka ee dhanka Puntland.
Loading...
Loading...