Tacsi Ku Socota Qoyska Ex. Wasiir Hassan Haji Mohamoud ( Hassan Gadhwayne)

0
Monday October 04, 2021 - 08:22:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1088
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Ku Socota Qoyska Ex. Wasiir Hassan Haji Mohamoud ( Hassan Gadhwayne)

    Inalillahu wa ina ileyhi Raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inalillahu wa ina ileyhi Raajicuun

Inalillahu wa ina ileyhi Raajicuun

Geeridu waa Xaq , ma dhinte waa Alle



Dhamaan dadkan hoos ku xusan oo kale jooga daafaha adduunka kun midoobay ururka khayriga ah ee Iskaa Wax u Qabso, waxa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan marxuum  ex. Wasiir Hassan Haji Mohamoud ( Hassan Gadhwayne)  oo ku geeriyooday maanta oo ay taariikhdu tahay  03/10-2021 magaalada Hargeisa. Marxuumka oo soo qabtay xilal kala duwada sida Duqa Magaalada Berbera, guddoomiyaha gobolka Saaxil iyo Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland.


Marxuumku waxa uu ahaa nin samatalis ah oo hadh iyo habeen ka shaqeeya sidii umada Somaliland iyagoo mid ah ay wax u wada qabsan lahaayeen, marxuumku waxa uu aad uga soo shaqeeyay dib u dhiska dalka iyo nabadaynta shacabka Somaliland.Waxa aanu ka tacsiyadeynaynaa qaranka Somaliland uu uu ugu horeeyo Madaxweyne Muse Bihi Abdi iyo shacabka Somaliland meel kasta oo ay kala joogaan ehelkiisiina waxa aanu leenahay Samir iyo Iimaan.


Marxuumkana waxa aanu Alle uga baryaynaa Janatul Fardawsa.

1.       Drs. Adana Adan Ismail

2.       Hussein Mohamed Ali (Hussein Wadadyare)

3.       Ali Mohamed Warancade

4.       Suld. Mohamed Suldan Bare

5.       Dr. Hussein Bulhan

6.       Abdiwahaab Maah

7.       Dr. Saleban Abdi Guled

8.       Wasiir Ku xigeen Mahdi Osman Buuri

9.       Amb. Mohamed Ahmed Awad

10.     Amb. Sharmaarke Ahmed Muxumed Geelle

11.     Amb. Zakarie Hassan Wacays

12.     Amb. Mohamed Aadan Lilan

13.     Xildh. Mubarik Xeeldheer

14.     Xildh. Abdillahi Muse

15.     Said Mohamed Amin

16.     Anab Mohamoud Ali(Anab Riyoraac)

17.     Mohamoud Egal ( Amoud Founadtion)

18.     Asma Mohamed Gadiid

19.     Mohamed Derie Nur Fariid

20.     Hamse Yusuf Xoorxoor

21.     Abdikarim Dalmer

22.     Ahmed Jama Yassin

23.     Maryan Hassan Ali Henery

24.     Mohamed Abdi Ismail ( Mohamed awrliqe)

25.     Mohamed Ibrahim Biite

26.     Mohamoud Ahmed Hayd ( Mahamoud qori)

27.     Samia Fisher

28.     Safia Mohamoud Alin

29.     Mukhtar Abdi Hassan

30.     Ahmed Abdi Isse

31.     Ali Hassan

32.     Adan Salah

33.     Abdifatah Biti

34.     Abdikarim Ahmed Mohamoud Fure

35.     Abdikarim Warsame

36.     Abikhalaq Korneyl Omar

37.     Abdillahi Ahmed Mohamoud ( Abdillahi Dahab)

38.     Abdillahi Jama Ahmed

39.     Abdillahi Jama Ali

40.     Abdillahi Saleebaan Bide

41.     Abdinasir Mohamoud Haji Nur

42.     Abdiqadir Abdillahi Jama Qorane

43.     Abdirahman Awliyo

44.     Abdirahman Djama

45.     Abdirahman Ismail Ali

46.     Abdirashid Wadadyare

47.     Abdirisaaq Meecaad

48.     Abdirisaq Mohamed Farah Wiiwaa

49.     Ugaas Abdi Rooble yare

50.     Abidsalan Waberi Zakarie

51.     Abdirashid Indhacawl

52.     Abdourahman Yasin

53.     Adan Ibrahim Abdi

54.     Ahmed Abdi Haji Hassan Shagaxle

55.     Xil. Ahmed Ali Caynaba

56.     Xildh. Khadar Guun

57.     Xildh. Mohamed Hussein Raambo

58.     Xildh. Mohamed Hassan

59.     Odey Ahmed Awad

60.     Ahmed Farah Ina Gudi

61.     Ahmed Jama Essan

62.     Ahmed Magan

63.     Ahmed Mohamed Hussein(Ahmeddool)

64.     Ahmed Sheikh

65.     Ahmed xudhuun

66.     Ahmed Zaki

67.     Ali Haruri

68.     Ali Jam Himbir

69.     Ali Jirde

70.     Amb. Mohamed Yusuf

71.     Aniisa Direys

72.     Anwar Adow

73.     Anwar Abdirahman Warsame

74.     Asha Buraaleh

75.     Asha Xaji Dahir Biihi

76.     Ayaan Haaji

77.     Ayan Abdi Jama

78.     Bakaal 

79.     Cibaado Hersi

80.     Daud Abdillahi

81.     Deeq Yasin

82.     Dr. Abdi Madar

83.     Dr. Abdirahman Jama Hadi

84.     Dr. Ahmed Osman Abdillahi

85.     Dr. Ahmed Ali Qawdhan

86.     <

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...