Xisbiga Waddani Muxuu Ka Yidhi Caymiska Lagu Amray inay Gaadiidku Galaan?

0
Wednesday September 15, 2021 - 12:32:15 in News by
  • Visits: 1125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Muxuu Ka Yidhi Caymiska Lagu Amray inay Gaadiidku Galaan?

    Xisbiga Waddani Muxuu Ka Yidhi Caymiska Lagu Amray inay Gaadiidku Galaan?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Waddani Muxuu Ka Yidhi Caymiska Lagu Amray inay Gaadiidku Galaan?
Hargeysa(HWN):-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa sharci daro ku tilmaamay caymiska lagu amray inay galaan baabuurta waa weyn.

xoghayaha arimaha bulshada xisbiga Waddani Maxamed-sidiiq Dhamme ayaa waruu soo saaray waxa uu ku yidhi "


"Shirkada Caymiska gaadiidka waaweyn loo xidhay waa dastuur jebin, waxay khilaafaysa mabaadida suuqa xorta ah iyo nidaamka dhaqaale ee dalka sida uu dhigayo Qodobka 11aad ee Dastuurka JSL oo ka digaaya in la abuuro dabaqado dhaqaale cid gaar ahina manaafacadsato dalka.

Maadama aanu jirin xeerka caymiska qaranka waxa kaliya ee waajibinaya in muwaadinku talaabo qaadana ay tahay xeer sharci ah, fulin ma leh lamana dhaqan galin karo wax ka Soo qaadna ma leh sharciyan go’aanka Guddoomiyaha hayadda Caymiska."

May be an image of 1 person


Loading...
Loading...