Xukuumada Muuse Biixi Oo Ugu Baaqday Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaradku Inay Madax-dhaqameed Noqdaan

0
Monday September 06, 2021 - 09:18:42 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2095
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Muuse Biixi Oo Ugu Baaqday Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaradku Inay Madax-dhaqameed Noqdaan

    "Xubnaha Xisbiyada Mucaaridka ee ku hadlaya afka qabiilka ..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xubnaha Xisbiyada Mucaaridka ee ku hadlaya afka qabiilka ..."


Hargaysa (HWN) Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka & Guriyeynta Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa usoo jeediyay gudoomiyayaasha xisbiyada Mucaaradka Somaliland inay noqdaan hogaamiye dhaqameed oo ay iskaga baxaan siyaasada.



Sidoo kale waxa uu wasiir Cabdiaahi Abakor sheegay in uu marlabaad Muuse Biixi ka guulaysan doono xisbiyada Mucaaradka "Anigu Waxa aan aaminsannahay Muuse Biixi uu mar kale ka Guulaysanayo Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal, Xubnaha Xisbiyada Mucaaridka ee ku hadlaya afka qabiilka Waxa aan leeyahay siyaasadda iskaga baxa oo Madax-dhaqameed noqda" Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud Cabdilaahi Abokor.

Loading...
Loading...