Mushkilad Weyn Oo Somaliland Ka Jirta Ayey Fadhie Absie Iftiimisay Oodood Caalamiya U Baahan.

0
Sunday August 15, 2021 - 10:12:00 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1090
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mushkilad Weyn Oo Somaliland Ka Jirta Ayey Fadhie Absie Iftiimisay Oodood Caalamiya U Baahan.

    W/Q: Mohamed Bashe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Mohamed Bashe
Waxaa JIRTA dhibaato weyn oo labadii sano ee u dambaysay labakaclaysay, dumar badanna lagu kufsaday laguna dilay si fawaaxisha. Dad badan baan dhaadanayn dumar uun yihiin oo aanay jirin mid shannaad : WAA HOOYADII, WAALAASHII, INANTAADII IYO AFADAADII HADANA DHAQAN XUMADA SOMAALIDA MARKAA KUFSI IYO DIL YIMAADO XUKUNKA DIINEED KA DAWLADEED KA BULSHO WAXAA KA XOOGROONAAADA XAQDARADA SOO JIREENKA AH EE JAAHILIGA AH HAWEENKA WELI LAGU GUMAYSTO DHULALKA SOOMAALIDU DEGTO.



FADHIE HALGAN DHEERBAY (ISSUE) KASOO GASHAY LAAKIIN IYADOO KA GAR LEH XUKUUMADDA, WADAADO IYO BUSHADA SOMALILAND AYAA LA HORFADHIISAN KARI LAYEY OO LALA DOODDI KARI LAYEY. WADAADADU IYAGOO KA MID AH AFARTA QAYBOOD EE WADANKA KA TALIYA EE XOOGGA KU LEH BULSHADA SIDA XUKUUMADDA, TIJAARTA IYO XISBIYADA AYEY KA MUQUURTAAN WIXII DIINTA ISLAAMKA AH EE DHAQAN GELIN U BAAHAN SIDA GOROYADA AYEY MADAXA CIIDDA KULA JIRAAN, IBRIIQ BAY KU ADIMAAN MASAAJIDADA DHEXDOODA BADINA WA A TIJAARTA WADANKA.


XUKUUMADDA IYO XISBIYADA IYAGU WAX WALBA WAY SIYAASADEEYAAN OO DANO UGAARA BAY ERYADAAN DADKA A WEY KALA SUNTADAAN HORUUMAR KA NOLASHA BUSHADA WAY KASII JEEDAAN. SIYAAASADDU HADDDAANAY NOLOSHA IYO NABAD GELAYADA WAXKA BEDEL MUUQDA KU SAMAYNAYN WAA SIYAASADDOO QALAD LAGA FAHANSANYEY.


DUMARKA Inaan wax loo ogolayn waxaa caddaynayaan in loo doodo Rag iyo dumar si cilmiyeysan HARGEYSA dhexdeeda ayey DAWLADDA, Wadaaddaa iyo Bulshada iyo Saxaafaddu diidan yihiin.


Waxaan soo jeedin LAHAA in DOOD si weyn loo soo agaasimay Sannad walba HARGEYSA lagu qabto oo ay doodayaan Wadaaddaa, Dumarka, Siyaasiyiinta iyo Bulshada oo arintaa Kufisiga la lafa guraa. Waxaa hubaa la in ka badan 500 oo kufsi ayaa habeen kasta ka dhacayana Somaliland noocyadiisa kala duwan laga bilaabo the quiet KUFSI- KU GUDID, ILLAA KA DILKA GAADHSIISAN.


DADKA AN LA HADLYAABAAN LAHAYN DUX IYO IMMAANE
INAY DAMIINIYIHIIN OO QALBIGA DOONI LAGA SAARAY
WIXII HORE USOO DAASHADAY WELI DULJOOGAAN.


M BASHE
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...