Garyaqaan Guuleed Daafac Oo Sheegay Maayarka Lagu Hello Inuu Dhul Bixiyo Sharciga Lala Tiigsan doono

0
Monday June 21, 2021 - 15:21:38 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1465
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garyaqaan Guuleed Daafac Oo Sheegay Maayarka Lagu Hello Inuu Dhul Bixiyo Sharciga Lala Tiigsan doono

    Garyaqaan Guuleed Daafac Oo Sheegay Maayarka Lagu Hello Inuu Dhul Bixiyo Sharciga Lala Tiigsan doono

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garyaqaan Guuleed Daafac Oo Sheegay Maayarka Lagu Hello Inuu Dhul Bixiyo Sharciga Lala Tiigsan doono

Hargeisa(HWN):-Garyaqaan Guuleed Daafac waxa uu sheegay xilliga lagu jiro kala guurka in Maayarka bixiya dhul, waxa uu mudanayaa faldanbiyeed lagu ciqaabi karro, isla markaanna waxa uu sheegay inay siddaas qabaan Xeerarka dalku.
Garyaqaan Guuleed Dafac, ayaa sidan... - Fahmi Keyse Xirsi | Facebook


Maayarka bixiya dhul inta lagu jiro mudada kala guurka ah waxa uu gelayaa faldembiyeed lagu ciqaabi karo. Si taas la mid ah dhulka la bixiyay waxa uu noqonayaa waxba kama jiraan (null and void). Duqa cusub waxa waajib ku ah inuu soo celiyo. Waa sida xeerarka dalku qabaan.

Maayarka xilligu ka dhamaado ee lagu ogaado in mudadii kala guurka uu dhul bixiyay waa inaan sinaba loo cafiyin. Cidda ku dhaaftaa waa cid iyada tuuugo doon ah. Xeerar baa ka hadlay, xukuumadda ayaa go'aamo ka soo saartay.

Loading...
Loading...