War Deg Deg Ah:- Golaha Deegaanka Buuhoodle Oo Marwo Khadiija Axmed Yuusuf U Doortay Maayar

0
Monday June 21, 2021 - 09:44:10 in News by
  • Visits: 2844
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:- Golaha Deegaanka Buuhoodle Oo Marwo Khadiija Axmed Yuusuf U Doortay Maayar

    War Deg Deg Ah:- Golaha Deegaanka Buuhoodle Oo Marwo Khadiija Axmed Yuusuf U Doortay Maayar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Golaha Deegaanka Buuhoodle Oo Marwo Khadiija Axmed Yuusuf U Doortay Maayar

Hargeysa(HWN):-Golaha deegaanka cusub ee degmada Buuhoodle ayaa maanta doortay maayarka cusub ee degmadu yeelan doonto.


fadhi ay iskugu yimaadeen mudaneyaasha cusub ee golaha deegaanka Buuhoodle ayey maayarka magaalada ugu doorteen marwo Khadiija Axmed Yuusuf oo ka soo baxday xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye.

Marwo Khadiija oo ka mid ahayd musharixiinta haweenka ah ee ku guulaystay doorashadii golaha deegaanka ayaa noqonaysa gabadhii ugu horeysay ee maayar loo doorto wixii ka danbeeyey doorashooyinkii golaha deegaanka.
May be an image of 1 person and standing



Loading...
Loading...