Itoobiya Iyo Shirkada DP World Oo Kala Saxeexday Heshiis La Xidhiidha Jidka Berbera Corridor

0
Friday May 07, 2021 - 09:43:09 in News by
  • Visits: 2349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya Iyo Shirkada DP World Oo Kala Saxeexday Heshiis La Xidhiidha Jidka Berbera Corridor

    Itoobiya Iyo Shirkada DP World Oo Kala Saxeexday Heshiis La Xidhiidha Jidka Berbera Corridor

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Itoobiya Iyo Shirkada DP World Oo Kala Saxeexday Heshiis La Xidhiidha Jidka Berbera Corridor

Itoobiya iyo shirkadda DP World ayaa kala saxeexday heshiis is-afgarad oo lagu horumarinayo waddada Berbera Corridor.


Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka ee Itoobiya Dagmowit Moges iyo Agaasimaha guud ee shirkadda DP world Suldaan Axmed Biny Suleyman ayaa maanta Addis Ababa ku kala sexeexday heshiis cusub oo ujeedkiisu yahay horumarinta waddada Berbera Corridor ee dhinaca Itoobiya.

Shirkadda DP World ayaa sheegtay in ay ka go'antahay in ay ku maalgashato kuna horumariso dekedda Berbera 442$ Milyan, iyadoo wajigii kowaad ee mashruucu dhamaad ku dhaw yahay, sida uu sheegay Agaasimaha guud ee shirkadda Suldaan Axmed.

May be an image of one or more people and people standing
May be an image of road and sky

Loading...
Loading...