Saylici Iyo Dhamaan Masuuliyiintii Awdal Ee Xukuumada Ku Jira Oo Boorama Isku Shubay Iyo Ujeedada Ka Danbaysa

0
Thursday May 06, 2021 - 17:53:54 in News by
  • Visits: 2329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saylici Iyo Dhamaan Masuuliyiintii Awdal Ee Xukuumada Ku Jira Oo Boorama Isku Shubay Iyo Ujeedada Ka Danbaysa

    Saylici Iyo Dhamaan Masuuliyiintii Awdal Ee Xukuumada Ku Jira Oo Boorama Isku Shubay Iyo Ujeedada Ka Danbaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saylici Iyo Dhamaan Masuuliyiintii Awdal Ee Xukuumada Ku Jira Oo Boorama Isku Shubay Iyo Ujeedada Ka Danbaysa

Dhammaan siyaasiyiinta xilalka ka sare ka haya Xukuumadda Somaliland ee ka soo jeeda gobolka Awdal oo uu hoggaaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Cabdiraxmaan Saylici, ayaa maanta Boorama ku sugan .


Wasiirka Ganacsiga Maxamuud Xasan sacad saajin, Wasiirka Gaashandhiga Cabdiqani Cateeye fariid, Wasiirka caafimaadka Cumar Cabdilaahi Bade, wasiirka Beeraha Axmad Muumin seed, Afhayeenka xisbiga kulmiye Cabdinaasir Muxumad Xasan Buuni, ayaa ka mid ah mas’uulliyiinta Boorama jooga Caawa.

Ujeedka Wefdiga ayaa la sheegay in ay tahay Diyaar garowga Doorashada iyo in ay shir u qabtaan Musharraxiinta Kulmiye ee Awdal.
May be an image of 6 people, people standing and indoor
May be an image of 1 person and standing
May be an image of 1 person, sitting and indoor


Loading...
Loading...