Dabeecada hababka loo seexdo

0
Monday April 26, 2021 - 09:03:59 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dabeecada hababka loo seexdo

    Waxad ku nooshahay nooc ka mid ah xasiloonida nafsi ahaaneed iyo tan qoys

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxad ku nooshahay nooc ka mid ah xasiloonida nafsi ahaaneed iyo tan qoys



1- Dabeecada dadka ku dhex seexda sawaxanka iyo iftiinka:

Xaqiiqdii, waxay la ildaran yihiin xasillooni darro nafsi ah waxayka baqayaa kalinimada, modawga iyo gaar noqoshada.

2- Dabeecada dadka ku seexda xasilloonida iyo mugdi:

waa qof nafsiyan deggan, dabeecad deggan, waxay la macaamilaysaa dhacdooyinka iyo xaaladaha si waaqici ah u dheellitiran, waa dabeecada hormuud bulsheed iyo mid xirfad ah kundheehan tahay , oo lagu garto caqli deg deg ah iyo feker abaabulan.

3- Dabeecada dadka u seexda dhinac ka mid ah bidix ama midig:

Iyadu waa mid ka mid ah shakhsiyaadka ku nool wada noolaanshaha nafsi iyo bulsho, noloshoodana ugu noolaada si macquul ah oo inta badan xushmeeya qofkasta oo ay la macaamilaan.

4- Dabeecadda dadka ku seexda barkin ,midna madaxa iska saara:

Waa dabeecad isku dayda inay ka baxsato xaqiiqda , maxaa yeelay ma awoodo inay wajahdo, marwalba waxay dareemeysaa cabsi iyo kalsooni daro.Sidaa darteed waxaad arkeysaa inad nooshahay welwel weyn oo nafsi ah oo marwalba ka fekereyso mustaqbalka ..

5- Dabeecadda dadka dhabarka u seexadaa iyadoo gacmuhu dhinac yaalan:

Waxad ku nooshahay nooc ka mid ah xasiloonida nafsi ahaaneed iyo tan qoys, waxad ku raaxeysataa isku kalsooni adag, isku dheelitirnaan xagga maskaxda iyo shucuurta ah, waxadna ku tiirsan tahay nafteeda si ay u gaarto danaheeda.

6- Dabeecad dad aan seexan ilas inay mid ka mid ah lugahooda dhaqaajiyan .

dadka ku aadan inay is waafajiyaan noloshooda iyo waxay dadka u sheegayan yagoo ka taxadiraya mustaqbalka, sidaas bay hurdada kula dagaalaman is waafajintooda

7- Dabeecadda dadka aan barkin ku seexa:

Iyadu waa qof leh dabeecad midab leh, waa dad ay ku weyn tahay inay meel walba kasoo muuqdaan yagoo kusugan qaab cajiib, dhar qurxoon , noloshodana ka fikira inay sarreyso.



Qaab kee iska leedahay ?

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...