Beentii Cirro Iyo Beesha Arab Qore Mukhtar Cilmi
Qore Mukhtar Cilmi
Waxa cadaatay in balankii siyaasadeed ee xisbiga waddani la galay cabdilqaadir jirde kaga baxay cirro!, arintan waxay qaraxday mar hore waana maalintii u xirsi ku soo biirey xisbiga oo gudoomiye cirro siiyey darajada hogaamiyaha xisbiga, oo taa macnaheedu noqonayso in xirsi ka mudan yahay cabdiqaadir jirde oo isagu ku meel gaadha.
Xasuus naada hadalkii candi haybe oo dhawaan iska Casilay waddani ,waddani waa kulmiye iyagana ku shaqaystay maaha xisbi jira.!!
Bismilaah alraxmaan alraxiim. Waxaan salaamaya dhamaan bahweynta warbahiinta somaliland.
Maahmaah Soomaaliyeed ayaa tidhaa Beentaada hore Runtaada danbe
ayey dishaa, inago oo tixraacaya maahmaahdaasi ayan rabaa in aan
iftiimiyo beenta u cabdiraxmaan cirro usheegay beelweynta arab oo ugu
wareejinyo xisbiga xil candilqaadir jirde, ceeb weyn aya dhacday marku
cirro ka hadlay isago joogay dalka Sweden mar hor boqosho ku joogay.
Waxa cadaatay in balankii siyaasadeed ee xisbiga waddani la galay cabdilqaadir jirde kaga baxay cirro!, arintan waxay qaraxday mar hore waana maalintii u xirsi ku soo biirey xisbiga oo gudoomiye cirro siiyey darajada hogaamiyaha xisbiga, oo taa macnaheedu noqonayso in xirsi ka mudan yahay cabdiqaadir jirde oo isagu ku meel gaadha.
Shirkii golaha dhaxe ee xisbiga waddani ee burco ka dhacay 28 sep
2019 cabdiqaadir jirde kama soo qayb galin cudurdaarka uu doona ha u
sameeyee, waxbuu saluugsanaa waana arinkan 5 cisho ka hor gudoomiye
cirro warbaahinta inoo soo mariyey isagoon gabi ahaanba xusin
cabdiqaadir jirde taa badelkeeda xirsi ku faanay.tii baa mar.labaad
dhacday ahirweynihi dhacay dhawaana ee waddani qabsaday mo wareejin
xisbigii oo Musharax buu iska dhigay ,gudoomiye nimadii na mu wareejin
halkaasna Arab bu been labaad sheegay waana ciyaal suuqnimo.
Balantii cirro ee ahayd hawd baanu xisbiga ku wareejineynaa iyo mataanahii waa been, Waxaan u raacinaya bulshoweynta baligubadle Cirro ma wareejinyo
xisbigan ee diyaarsadda ururkeeni 2021 marka la furo ururada nin
xisbigiisu sii dhacayo maxay gudoomiye nimadiisu anfici .!!
Xasuus naada hadalkii candi haybe oo dhawaan iska Casilay waddani ,waddani waa kulmiye iyagana ku shaqaystay maaha xisbi jira.!!
Qore mukhtar cilmi
[email protected]
[email protected]
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...