Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Ka Hadlaaya Faa'idada Caafimaad Ee Soonka.
Qore Xamse Riiraash
akhristayaasha qiimaha badanoow kusoo dhawaada maqaaladeenii iyo taxanayaasheenii loogu ollolaynay khayrka taas oo ku tacaluqda bisha barakada badan ee soon qaad.
bishan oo ah bill cibaado,sadaqo khayr iyo ixsaan taas oo qofkuu alla la kulansiinaya uuka hellaayo ajar aan inaba la koobi karayn.
haddaba waxa aynu in yar is dul taagi doonaa faa'idooyin soonka iyo caafimaad ahaan sida uu wax uga tari karo jidhkeena iyo guud ahaan waxyaalaha ku saabsan caafimadkeena.
sida dhakhtarada qaarkood sheegaan hoostana ka xariiqaan waxa uu soonku hoos u dhigaa hillibka badan ee qofka saarmi karaa taas oo caafimaad ahaan u wanaagsan Karin sixadeena sababi kartana macaanka iyo dhiigarka iyo cudarada la midka ah.
sida ay dhakhtaradu sheegaan waxa uu fiicanyahay halbowlayaasha dhiiga qaada kuwaas u tallaala dhankaa iyo wadnaha marka qofku in badan soomaanaadana waxa ku yaraan karraaya shayda ama ashyaayada dhiiga la socon karaaya amaba soo raaci karaaya.
waliba soonku siday yidhaahdeen dhakhtarardu wuxuu aad uGu fiicanayahay dadka cayilan ama kushkushka amaba buuran.
sida dhakhtaradau ogaadeena waxa ay sheegeen in soonku daawo ka yahay cudduro badna oo daawo lahayn.
iyaga oo ku talliyay in guud ahaan qofka bini aadamku mudo billa iskala yareeyo cuntada mudddo sideed saac iyo wax ka badan bill u waxba cunin.
iyaga oo ku talliyay in guud ahaan qofka bini aadamku mudo billa iskala yareeyo cuntada mudddo sideed saac iyo wax ka badan bill u waxba cunin.
diintuna waxa ay imoo sheegtay khayrka iyo ajarka bisha tan ku jirta taas la inoogu cadddeeyay qur'aanaka axaadista ilaahay wuxuu yidhi bishan annayba ii gaar tahay .
haddaba xag caafimaad ahaan,xag cibaado ah iyo xag ajar ahaanba waa bill dhamaystirin rabbi ha ina waafajiyo khayrkeeda
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...