Siyaasi Xasan X. Maxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) Oo Tacsi U Diray Ehelkii iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Ismaaciil Yaasiin Jaamac

0
Saturday April 17, 2021 - 17:37:42 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1480
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Xasan X. Maxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) Oo Tacsi U Diray Ehelkii iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Ismaaciil Yaasiin Jaamac

    Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun


Tacsi

Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun



كلنفسذائقةالموت


Waxaa Khamiistii oo ay taariikhdu ahayd 15/04/2021 ku geeryootay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco Marxuum Oday Ismaaciil Yaasiin Jaamac, waxanan anigoo ah Xasan Xaaji Mxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) aan ka tacsiyadaynayaa geeridaasi qoyska, ehelada, qaaradii, asxaabtii iyo dhamaan ubadkii iyo ooridii uu ka baxay.


Waxaan ilaahay uga baryayaa marxuumka inuu naxariistiisa janatul fardawsa ka waraabiyo, intii dhimatayna u danbe dhaafo inteena noolna inooga daba-naxariisto.


Aamiin Aamiiin …..

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...