Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Nambarradii Astaamaha U Ahaa Musharraxiinta Siiyey Xisbiyada Qaranka

0
Thursday April 15, 2021 - 18:33:59 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1752
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Nambarradii Astaamaha U Ahaa Musharraxiinta Siiyey Xisbiyada Qaranka

    "Nambarradan oo noqon doona kuwii astaamaha u ahaa ee ay ku galayeen ololaha"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Nambarradan oo noqon doona kuwii astaamaha u ahaa ee ay ku galayeen ololaha"

Hargeysa, - (HWN)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa shalay waxa ay saddexda xisbi qaran ee Jamhuuriyadda Somaliland u qaybiyeen Nambarrada astaamaha u noqon doona Musharraxiinta u taagan Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee doorashooyinka isku sidkan.




Nambarradan oo noqon doona kuwii astaamaha u ahaa ee ay ku galayeen ololaha iyo doorashada si loogu aqoonsado mid kasta waxa xisbiyada la siiyay xisbi walba tiro ka bilaabmaysa nambar isku mid ah. Musharraxiinta Golaha Wakiillada u taagan ee Xisbiyada qaranka waxa ay yeelan doonaan 60 Astaamood oo xisbi kastaa 20 astaamood leeyahay. Waxaanu xisbi kastaa 20 kaasi astaamood u qaybin doonaa dhammaanba Lixda Gobol ee waaweyn ee uga shararxan Gobol Kasta.


Xisbiga UCID waxa ay Komishanku siiyeen tirada ka bilaabmaysa 101 halka xisbiga KULMIYE la siiyey isna tirada ka bilaabmaysa 201 iyo ugu dambayn xisbiga WADDANI oo qaatay tirade ka bilaabmaysa 301.


UCID KULMIYE WADDANI

101 201301

102 202302

103 203303

104 204304

105 205305

106 206306

107 207307

108 208308

109 209309

110 210310

111 211311

112 212312

113 213313

114 214314

115 215315

116 216316

117 217317

Loading...
Loading...