Doorashadda Dib Haloo Dhigo 2022 Qore Mukhtar Cilmi

0
Thursday April 15, 2021 - 12:09:06 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 894
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashadda Dib Haloo Dhigo 2022 Qore Mukhtar Cilmi

    Qore Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qore Mukhtar Cilmi

Bismilaah alraxmaan alraxiim. Waxaan salaamaya dhamaan bahweynta warbahiinta somaliland.


Maqaalkaygan waa baaq aan u dirayo madaxweyne muuse biixi cabdi oo runti faraya madaxweyneha in u bilaabo furashada xisbiyo cusub oo xiligeedii la gaadhay 2021, doorashadana laga dhigo sidii sharciga ahayd 2022 ta golayasha barlamaanka iyo deegaaanka.



Talaabadaasu waxay siinaysa gudiga doorashooyinka wakhti ku filan qabshada diiwaangali ta December 2020 ila june 2021 ee hasten socota, kadibna la bilaabo furashada ururada siyaasiydeed july 2021 ila tartanka kala shaandhin tooda dhamaatka december 2021 kadibna lixda soo baxa galaan doorashada kuna haboon march 2022.


Furashada ururo cusub waa talaabo loo bahna muddo dheer, waayo maanta xisbiyadda jira waddani iyo ucid khilaaf mooyaane wax ay u soo kordhiyeen majirto saaxadda siyaasiyeeded muddoyinkii danbe oo waxay gaben shaqadii xisbinimo , sidaa darteed waxaan soo dhawenaya go’aankii madaxweynaha furashadda xisbiyo cosob ku soo biiri doona saaxadda somaliland mar u kahadlay munaasibad.


waxaanay u furaysa talaabadane siyaasiyiin han leh oo runtii somaliland ka faa’idaysan karto Waxaana ka mid ah :


Pro. Axmed ismaaciil samatar

Siyaasi cali warancade


Siyaasi xirsi xassan xaji cali


Siyaasi salebaan xaglatuusiye


Siyaasi Jamaal cali xuseen


Qore Mukhtar Cilmi

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...