Axmed Cabdiraxmaan Yacquub Oo Tacsi Udiray Reer Saxardiid Ismaaciil
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaa,Dhammaan Reer Saxardiid Ismaaciil
Meel Kasta Oo Ay Dunida Ka Joogaan,Ubadkii,Ehelkii,Qaraabaddii iyo Shacabka Somaliland ee Uu ka Baxayba.
Geerida Ku Timi Awoowe Eng Cabdi Salaan Saxardiid Ismaaciil Oo Ku Geeriyadooy
Wadanka Masar Gaar Ahaan Magaaladda Qaaahira.
Ilaaahay Sammir Iyo Iimaan Ha Inaga Siiyo Dhammaaan Teeen
Isagana Rabbi
Naxariistii Janno Haka Waraabiyo
Aaamiin Aaamiin
Axmed Cabdiraxmaan Yacquub
Uk
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...