Xukuumada Oo Xabsiga Dhigtay Suxufi Aadan Cabdi Ciidle Iyo Baqdaadi Oo La Dhexmariyey Dacwad Lagu Qaadayo

0
Wednesday April 14, 2021 - 15:21:55 in News by
  • Visits: 3050
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Oo Xabsiga Dhigtay Suxufi Aadan Cabdi Ciidle Iyo Baqdaadi Oo La Dhexmariyey Dacwad Lagu Qaadayo

    Xukuumada Oo Xabsiga Dhigtay Suxufi Aadan Cabdi Ciidle Iyo Baqdaadi Oo La Dhexmariyey Dacwad Lagu Qaadayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Oo Xabsiga Dhigtay Suxufi Aadan Cabdi Ciidle Iyo Baqdaadi Oo La Dhexmariyey Dacwad Lagu Qaadayo
Hargeysa(HWN):-Ciidanka booliska Somaliland ayaa xalay gacanta ku dhigay wariye Aadan Cabdi Ciidle.




Wakhti saacadu ku beegnayd 2:00 habeenimo ayey Ciidanka boolisku xaafada Jigjigayar ka soo qabteen wariye Aadan Cabdi Ciidle oo maalmihii ugu danbeeyey dhuumaalaysi ku jiray.


Gudoomiyaha Baanka Cali Ibraahin Baqdaadi ayaa la soo dhexmariyey dacwada ka dhanka ah wariyaha madaxa banaan, iyada oo laga joojiyey mushahar kooban oo uu ka qaadan jiray wasaarada beeraha.


Ilaa hada si rasmi ah looma oga eedaymaha loo haysto wariye Aadan oo haatan ku xidhan xarunta dembi baadhista ee magaalada Hargeysa


Loading...
Loading...