Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Ka Ka sheekaynaya Qisadii suleymanIyo Daa'uud

0
Wednesday April 14, 2021 - 08:23:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 816
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Ka Ka sheekaynaya Qisadii suleymanIyo Daa'uud

    "waa laba nabi oo is dhallay iskuna waalida"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waa laba nabi oo is dhallay iskuna waalida"

Marka aynu ka hadlayno qisooyinka ku saabsan suleymaan iyo daa'uud mar waxa aynu ka fisiri karnaa mucjiso.mar waxa aynu ku sifayn karnaa xadaarad fog,waana qiso boqortooyo ee uu u dhaxaysa wiill iyo aabihiis eebbena si gaar uu u siiyay Nabi nimo kana mida anbayidiisa taas oi ciwaana u ah mulki suleymaan iyo daauud amaba dhahooboqortooyadii sulleymaan iyo daa'uud.



waa laba nabi oo is dhallay iskuna waalida ,daa'udbaa dhalay suleymaan suleymaana waxa uu u yahay wiilka la dhalay..suleymaan markan waxa uu ku barbaarayaa guriga boqortooyaddii aabihii oo ah ka ugu sarreeya wadanka ama mamlakadii fadhigeedu ahayd qudusta barakaysanayd

.

nabi da'uud ayay u imanaysaa ajazhiiisii si uu la kulmo rabbigiisii. suleymana wuxuu la wareegayaa xilkii nabinimo iyo xukunkii. markan nabi sulleymaan u dhawaaqaya dadkii isagoona ku odhanaya "waxaa nala baray codka Shinbiraha, waxaana nala siiyey wax kasta, kaasina waa fadliga Eebbe;. isaga oo markaana kulmiyanayna ciiddankiisii oo ka koobnaa Jinni, Insi iyo Shinbiraba.


Nabi sulleymaan ayaa lagu manaysanayaa xukun iyo nabinimo aan la siinba cid kale oo khalqiga ka mid. ,awoodda waxa loo adeegsanayaa jin insi iyo xawayaanba.awoodaas waxay ay gaadhaysaa in la karo in carshigii boqoradii saba ee dhulka yemen saldhigigeedu ahaan jirtay lagaga soo qaado ilbididhqisiyo,taas oo ilaa hadda wax cilmigaa gaadhay dunida guudkeeda lagaba hellin.


sida aynu saynisku ku aragnay xataa haddii xawaaraha light of speed la adeegsado inaan la gaadhi karin cilmigaas iyo aqoontaas,waxa ka mid ahaa waxyaalihii waaga la adeegsan jiray dabaysha oo qaabka diyaarada oo kale u taagnaan jirtay si walbay ahaataba waxa ku duugan qisadaa mucjiso ee uu nabigaas eebbe si gaara ah uu u siiyayiyo wax aan la siin bashariyada kale maqaaalka maanta ramadaan kariim


By Hamse Riiraash.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...