Midowga Musharaxiinta Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inay Qaado Tallaabo Adag

0
Tuesday April 13, 2021 - 11:30:07 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Musharaxiinta Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inay Qaado Tallaabo Adag

    Qoraal kasoo baxay Midowga Musharixiinta ayaa waxaa lagu sheegay in dastuurkii dalka iyo go'aankii labada aqal ee Baarlamaanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraal kasoo baxay Midowga Musharixiinta ayaa waxaa lagu sheegay in dastuurkii dalka iyo go'aankii labada aqal ee Baarlamaanka

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si adag u diiday muddo kororsiga ay sheegeen in uu sharci darro yahay uu uu ku kacay guddoonka Golaha Shacabka uu muddo xileedkiisu dhammaaday., waxaana ay ugu baaqeen beesha caalamka in ay tillaab ka qaaddo shakhsiyaadka halista ku ah deganaanshaha iyo xasilloonada Soomaaliya.

 

Qoraal kasoo baxay Midowga Musharixiinta ayaa waxaa lagu sheegay in dastuurkii dalka iyo go’aankii labada aqal ee Baarlamaanka ay jebiyeen koox yar oo uu hormuud u yahay madaxweynaha iy guddoonka Golaha Shacabka ee muddo xileedkoodu dhacay.

 

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Midowga Musharixiinta ay kaga hadleen Go’ankii Golaha Shacabka iyo xaalada Siyaasadeed ee xilligaan Soomaaliya.





Loading...
Loading...