War Deg Deg Ah:-Wasiir Khaliil Oo Goor Dhawayd Ku Dhawaaqay In Bisha Ramadaan Ay Bilatay

0
Tuesday April 13, 2021 - 00:02:55 in News by
  • Visits: 982
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Wasiir Khaliil Oo Goor Dhawayd Ku Dhawaaqay In Bisha Ramadaan Ay Bilatay

    War Deg Deg Ah:-Wasiir Khaliil Oo Goor Dhawayd Ku Dhawaaqay In Bisha Ramadaan Ay Bilatay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Wasiir Khaliil Oo Goor Dhawayd Ku Dhawaaqay In Bisha Ramadaan Ay Bilatay


Hargeysa(HWN):-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa goor dhawayd shaaciyey inay caawa tahay habeenka koowaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan.


Wasiir Khaliil oo goor dhawayd la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in bisha Ramadaan ay caawa kow tahay isla markaana laga soomi doono guud ahaanba wadanka somaliland

May be an image of 1 person


Loading...
Loading...