Suldaan Ka Mid Ahaa Madax Dhaqameedka Waa Weyn Ee Boorama Ka Soo Jeeda Oo Turkiga Ku Geeriyooday

0
Monday April 12, 2021 - 23:08:46 in News by
  • Visits: 2174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Ka Mid Ahaa Madax Dhaqameedka Waa Weyn Ee Boorama Ka Soo Jeeda Oo Turkiga Ku Geeriyooday

    Suldaan Ka Mid Ahaa Madax Dhaqameedka Waa Weyn Ee Boorama Ka Soo Jeeda Oo Turkiga Ku Geeriyooday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Ka Mid Ahaa Madax Dhaqameedka Waa Weyn Ee Boorama Ka Soo Jeeda Oo Turkiga Ku Geeriyooday

Hargeysa(HWN):-Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar oo ka mid ahaa madax dhaqameedka somaliland ee ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa ku geeriyooday wadanka Turkiga.


alle haw naxariistee Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar ayaa xaalad safar ugu maqnaa wadanka Turkiga oo uu mudooyinkii ugu danbeeyey ku  sugnaa ka dib xaalad caafimaad oo uu u geeyey gabadh uu dhalay balse baadhitaan laga qaaday ayaa lagu sheegay in xanuun deg deg ahi ku soo booday kaas oo la xaqiijiyey inuu goor dhawayd u geeriyooday


alle haw naxariistee Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar ayaa mudo todobaad ah ku jiray cusbitaal ku yaala dalka Turkiga oo xaaladiisa caafimaad lagula tacaalayey.
Daawo: Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar' Oo Sheegay In Gudoomiyaha Ucid Uu Kala Diraayo S/land | Marsa News

Loading...
Loading...