Wasiirkii Caafimaadka Somaliland Oo U Jiifa Xanuunka Covid-19 Oo Ku Dhacay Iyo Xaalad Ka Taagan Ceerigaabo

0
Monday April 12, 2021 - 11:15:41 in News by
  • Visits: 1233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Caafimaadka Somaliland Oo U Jiifa Xanuunka Covid-19 Oo Ku Dhacay Iyo Xaalad Ka Taagan Ceerigaabo

    Wasiirkii Caafimaadka Somaliland Oo U Jiifa Xanuunka Covid-19 Oo Ku Dhacay Iyo Xaalad Ka Taagan Ceerigaabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkii Caafimaadka Somaliland Oo U Jiifa Xanuunka Covid-19 Oo Ku Dhacay Iyo Xaalad Ka Taagan Ceerigaabo

Hargeysa(HWN):-Wasiirka caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi ayaa laga helay xanuunka Covid-19.


Wararka ayaa xaqiijiyey in wasiir Cumar uu tobankii maalmood ee u dambeeyey uu magaalada Boorama u jiifay xanuunka Covid-19 oo laga helay.

Dhinaca kale magaalada Ceerigaabo ayey dhimashada cudurka Covid-19 ay kor u kacday, Oxygen la,aan ayaanay dadku u dhimanayaan ka dib markii uu shaqayn waayey mishiinkii looga qaaday Burco.

Bukaanada uu haleelay xanuunka Covid-19 ayaa basas lagu soo gaadhsiinayaa Hargeysa halka kuwo kale oo Garoowe la geeyeyna diyaarado loogu daabulayo Muqdisho iyada oo loo raadinayo Oxygen lagu badbaadiyo noloshooda.
May be an image of one or more people and text

Loading...
Loading...