Wefti Ka Socda Safaarada UK Ee Dalka Itoobiya Oo Gaadhay Gobolka Tigrey

0
Sunday March 07, 2021 - 14:49:51 in News by
  • Visits: 980
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wefti Ka Socda Safaarada UK Ee Dalka Itoobiya Oo Gaadhay Gobolka Tigrey

    Wefti Ka Socda Safaarada UK Ee Dalka Itoobiya Oo Gaadhay Gobolka Tigrey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wefti Ka Socda Safaarada UK Ee Dalka Itoobiya Oo Gaadhay Gobolka Tigrey

Addis Ababa(HWN):-Wefti iskugu jira siyaasiyiin iyo samafalayaal bani-aadaminimo oo ka socda safaarada UK ee wadanka Itoobiya ayaa gaadhay gobolka Tigrey ee dhawaan hawl galada milatariga laga fuliyey.




Weftigan oo uu hogaaminayey madaxa gargaarka UK ee dalka ItoobiyaChristian Rogg ayaa kulan la qaatay madaxa fulinta maamulka ku meelgaadhka ah ee gobolka Tigrey Dr.Mulu Nega isla markaana ka waraystay xaalada haatan ka jirta gobolka.

Sidoo kale maayarka magaalada Mekelle, hay’addaha samafalka iyo dadkii uu saameeyey hawl galkii sharci fulinta ahaa ee ay xukuumada dhexe ee Itoobiya dhawaan ka fulisay gobolka Tigrey.

War ay soo saartay dawlada Itoobiya ayaa lagu sheegay in barnaamijka horumarinta ee UKAid uu bixinayo lacag gaadhaysa £11.4m oo lagu taageerayo hawlaha bani aadaminimo ee ka socda gobolka Tigrey isla markaana lagaga soo kabanayo hawl galkii milatari ee ka dhacay


Loading...
Loading...