Madaxda Dawladda Hoose Ee Hargeysa Inay Soo Noqdaan Waxay La Midtahay

0
Sunday March 07, 2021 - 09:14:26 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1078
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda Dawladda Hoose Ee Hargeysa Inay Soo Noqdaan Waxay La Midtahay

    Ay Ku Bakhtiday International Hospital Hortiisa Iyo Dooxa Uraya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ay Ku Bakhtiday International Hospital Hortiisa Iyo Dooxa Uraya

Reer Hargeysa waxay la NOOL yihiin NOLOL aad u six daran, wado la'aan , dad boqolaal kuna oo OROMO AH OOn Muslimnimo ka muuqan, dhaqan xumo yar iyo weyn kusoo KORDHIYEY shaaracyadii ay dadka Somalida ah EE dhaladka ahi joogi jireen dulbuuxiyey, arag xumo iyo DHAQAALE nuug soo KORDHIYEY. 

 

Waxaan ka waramayo bulshada reer SOMALILAND way ka warqabaan min MADAXWEYNE ILAA KABA TOLE oo isbedel fool xun DHINACA nolosha ayaa soo kordhaya iyo caafimaad DARO. Markaan INDHA INDHEEYEY cawaaqib xumada waxaa ka masuula WASAARADDA GUDAHA IYO DAWLADDA HOOSE OO AAN SHAQADOODII XITAA 20% AAN QABANAYN.

 

WASIIRKA GUDAHA IYO MADAXDA DAWLADDA HOOSE MAGAALADA HARGEYSA WAR ISUMA HAYAAN.

 

Dawladda Hoose ee Hargeysa war uma hayso Wadooyinka bakhtiyada Yaal Yaal iyo Xashiishka, wax ka warhayni ma jirto meelaha cunnada lagu Kariyo gudo iyo debed iyo siday qudhunku u horyaaliin guri, hotel,  maqaaxi iyo cid kastaa bulaacaddooda aqalka hortiisa ayey ku soo daadiyaan halka CAALAMKA KALE AQALADA DABADOODA LAGA DAADIYO, WAA INAY DAWLADA HOOSE IYO WASAARADDA GUDUHU SHAQADA KA DHEXAYSA GARTAAN OO (WEEKLY BASIS) U SHIRAAN HADDII KALE CEEBTOODA AYEY UGU FOOLDGAQAYAAN XUKUUMADDA SOMALILAND. 

 

EYDA BAKHTIDAY EE SAWIRKU KU TUSAYAA WAA WADADA MADAARKA TAGTA INTERNATIONAL HOSPITALKA HORTIISA WAA MEESHII CAAFIMAAD KA LOO DOONANAYEY  DOOXA HARGEYSA CUDURADA KA DHASHAA SUUQA IYO MASAAJIDADA AY TOOS U GELAYAAN.

U fiirsada MAGAALO HARGEYSA LA MIDA SHAQADA AY QABATAY DAWLADDEEDA HOOSE 6 BILOOD GUDAHEEDA, HADDAAD  KU DAYAN WEYDAAN MAGAALADAA MADAXDA DAWLADA  HOOSE EE HARGEYSA BERBERA TODOBAAD HA TAGAAN OO HA SOO DERSAAN SIDA DAWLADDA HOOSE BERBERA SIDAY U SHAQAYSO.

 

MAGAALADA HARGEYSA LEEG EE WADAN KALE AH EEGA.

 

- resurfaced 1691 miles of pavements.

- replaced 3422 drainages. 

- installed 66,802 street lights. 

- responded 99, 288 requests for street cleaning.

- 855 roads surfaced.

- repaired 154, 056 potholes(hogagga wadooyinka MAGAALADA.

 

Arinku Maaha maxaa intaa in leeg u qaban weydeen EE waa 5% shaqooyinka noocaas EE Hargeysi u baahantay ma qabtaan,kama shirtaan xisaabtana shaqadii la idiin diray EE la idiin doortay IDIIN KUMA JIRTO.

 

TOLAAY REER HARGAYSAW.

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...