Somaliland Oo Shaacisay Inay Tartan Orodka Ah Qabanayso Xili Kiisaska Covid-19 Sare Ukaceen

0
Sunday March 07, 2021 - 08:44:44 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 942
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Shaacisay Inay Tartan Orodka Ah Qabanayso Xili Kiisaska Covid-19 Sare Ukaceen

    "tartankaas orodka ahi yahay mid orodyahana ka qayb qaadanaayaa ay ordi doonaan shan kun oo kilo mitir"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"tartankaas orodka ahi yahay mid orodyahana ka qayb qaadanaayaa ay ordi doonaan shan kun oo kilo mitir"

Hargeysa (HWN)  Masuuliyiinta wasaarada dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland, ayaa shaaciyey tartanka orodada oo ay ku qaban doonaan gobollada ee Sool, Sanaag iyo Awdal.

 

Wasiirka wasarada dhalinyarada iyo ciyaraha Somaliland mudane Boos Mire Maxamed, ayaa sheegay in ay tartankaas orodka ahi yahay mid orodyahana ka qayb qaadanaayaa ay ordi doonaan shan kun oo kilo mitir, kaas oo ka qabsoomi doona saddexdaas.

 

Wasiir Boos wuxuu kula dardaarmay ciyaar yahanada goboladaas ay ka dhici doonaan tartanadaasi, iyadoo uu intaas ku daray in wasaaraddu halkaas ay ka sii wadi doonta dar-dargelinta iyo kor u qaadida ciyaaraha dalka.

 

Dhanka kale waxaa sare ukacay dadka uu ku dhacayo cudurka Covid-19, sida ay baahiso maalin walba Wasaarada caafimaadka Somaliya


Loading...
Loading...