War Deg Deg Ah:-Musharixiintii Ka Xidhnaa Xisbiga Ucid Oo Dib U Helay Xoriyadooda

0
Saturday March 06, 2021 - 18:15:34 in News by
  • Visits: 1564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Musharixiintii Ka Xidhnaa Xisbiga Ucid Oo Dib U Helay Xoriyadooda

    War Deg Deg Ah:-Musharixiintii Ka Xidhnaa Xisbiga Ucid Oo Dib U Helay Xoriyadooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Musharixiintii Ka Xidhnaa Xisbiga Ucid Oo Dib U Helay Xoriyadooda


Hargeysa(HWN):-26 cisho ka dib waxa xoriyadoodii dib u helay musharixiintii ka xidhnaa xisbiga mucaaridka ah ee Ucid.


musharixiintan oo xabsiga loogu taxaabay qorshe ka dhan ah dimuqraadiyada iyo sharciga dalka ayaa ku xidhnaa xabsiga mandheera, iyada oo aanay jirin maxkamad si sharci ah loo horgeeyey mudadii ay xidhnaayeen.

musharax Raage Axmed Yuusuf Iyo Musharax Maxamuud Axmed Jaamac  ayaa maanta dib u helay xoriyadooda iyada oo aan ilaa hada wax faah faahin ah laga bixin qorshaha lagu sii daayey.

masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa qaabilay musharixiintan xoriyadooda dib u helay oo ka tartami doonaa xisbigaasi.

May be an image of 3 people, people standing, suit and wrist watch
May be an image of 8 people, people standing and outdoors



Loading...
Loading...