Guddida doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqday Wakhtiga la Bilaabayo Qaybinta Kaadhka Codbixiyeyaasha.

0
Saturday March 06, 2021 - 18:05:28 in News by
  • Visits: 987
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqday Wakhtiga la Bilaabayo Qaybinta Kaadhka Codbixiyeyaasha.

    Guddida doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqday Wakhtiga la Bilaabayo Qaybinta Kaadhka Codbixiyeyaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqday Wakhtiga la Bilaabayo Qaybinta Kaadhka Codbixiyeyaasha.


Hargeysa9HWN):-Komishanka doorashooyinka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay wakhtiga uu dalka ka bilaabmayo qaybinta kaadhka codbixinta, ee dadkii dhawaa la diiwaan geliyey.


Guddoomiyaha Guddida doorashooyinka Cabdirashiid Maxamed Cali (Riyo-raac), ayaa sheegay in 11-ka Bisha March ay dalka ka bilaabi doono kaadh qaybinta codbixiyeyaasha, iyada oo Gobollada Sool, Sanaag iyo Saaxil.

Guddoomiye Riyo-raac, waxa bulshada ugu baaqay in ay u diyaargaroobaan qaadashada kaadhka codbixinta, ee dadkii uu dhawaan is diiwaan geliyey
May be an image of text that says 'NEC SOMALILAND MUWAADIN DOONO KAADHKAAGII CODBIXINTA KDQ wuxuu kugu wargelinayaa inay ka bilaabmayso qaadashada kaadhadhkii codbixintu Gobollada Sool, Sanaag iyo Saaxil Taarikhdu markay tahay 11 March ilaa 13 March, 2021 Fadlan ka doono Kaadhkaaga goobti aad iska diiwaangelisay. FG. Haddii 2016 aad isdiiwaangelisay, kaadhkiina aanad qaadan, fadlan u doono goobtii aad hore isaga diiwaangelisay. NAGU Soo BIIR @SLNEC @SLNECHQ'

Loading...
Loading...