Muuse Biixi Oo Hortagaya Labada Aqal Ee Baarlamaanka Somaliland
Muuse Biixi Oo Hortagaya Labada Aqal Ee Baarlamaanka Somaliland
Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu hortago labada aqal ee baarlamaanka somaliland.
gudoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ku wargeliyey mudanayaasha golahaasi inay ka soo qayb galaan fadhi wada jir ah oo uu maalinta isniinta labada gole ku hor iman doono Muuse Biixi oo jeedin doona khudbad sanadeedkiisii 2021.
Guddoomiye waxaa uu mudanayaasha ku adkeeyeen in maalinta Isniinta ay sagaalka subaxnimo ay ka soo xadiran xarunta golaha
Loading...
Loading...