Wakiilada Beesha Caalamku Maxay Ka Yidhaahdeen Heshiiskii Xukuumadu La Gaadhay Musharixiinta?

0
Friday February 26, 2021 - 13:16:59 in News by
  • Visits: 888
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilada Beesha Caalamku Maxay Ka Yidhaahdeen Heshiiskii Xukuumadu La Gaadhay Musharixiinta?

    Wakiilada Beesha Caalamku Maxay Ka Yidhaahdeen Heshiiskii Xukuumadu La Gaadhay Musharixiinta?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilada Beesha Caalamku Maxay Ka Yidhaahdeen Heshiiskii Xukuumadu La Gaadhay Musharixiinta?

Muqdisho(HWN):-Wakiiladda Beesha caalamka aya soo dhaweeyay heshiiskii xalay xukuumadda iyo Midowga Musharixiinta ay ku gaareen magaalada Muqdisho.




Qoraal ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu yiri ''"Waxaa si diirran u soo dhaweyneynaa heshiiskii ay caawa ku dhawaaqeen Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, madaxda Galmudug, HirShabelle iyo Benaadir iyo sidoo kale Golaha Midowga Musharixiinta, waxaan bogaadineynaa islamarkaana u aragnaa tallaabo dhanka wanaagsan loo qaaday,

Qoraal ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay ku dhiirra galinayso dhammaan ka qayb galayaasha wada hadaladan inay sii wadaan si ay u xalliyaan mawduucyada kale ee harsan si ay ku jirto isku tanaasul iyo niyad wanaag.

Heshiiskii ay xalay gaareen xukuumadda iyo madaxda midowga Musharixiinta ayaa sababay in maanta dib loo dhiggo dibadbax qorshuhu ahaa in uu ka dhaco magaalada Muqdisho.


Loading...
Loading...