WADDANI Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Laascaanood +SAWIRRO

0
Thursday February 25, 2021 - 21:44:08 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1547
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WADDANI Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Laascaanood +SAWIRRO

    WADDANI Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Laascaanood +SAWIRRO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WADDANI Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Laascaanood +SAWIRRO

Hargeisa(HWN):-Wefdi Balaadhan oo uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro oo ay wehelinayaan Guddoomiye Kuxigeenka 1aad Mudane Cabdirisaaq Khaliif, Hoggaamiyaha Xisbiga Mudane Xirsi, Guddoomiye Kuxigeenka 2aad Mudane Saleebaan Ducaale, Afhayeenk Xisbiga, Xubno ka tirsan Hoggaanka Xisbiga & Xoghayayaasha ayaa waxa ay gaadheen Magaalada Laasacaanood ee Xarunta Gobolka Sool.



Guddoomiyaha iyo wefdigiisu wax ay soo dhaweyn balaadhan kala kulmeen qeybaha kala duwan ee Bulshada deggan ee Gobolka Sool guud ahaan, iyo gaar ahaan deegaanada hoos taga ee kala ah Gumeys, Yagoori, Tuulo samakaab, Adhicaddeeye iyo Canjiid.







Guddoomiyaha & Wefdigiisu waxa ay galbinayeen Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Mudane Cabdirisaaq Khaliif oo ah Musharraxa Golaha Wakiillada ee Gobolka Sool, isla markaana Xisbiga WADDANI u qoondeeyey inuu u tartamo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Jamhuuriydda Somaliland.

Loading...
Loading...