"Waxaannu Idin Wadnaa Guddoomiyaha Soo Socda Ee Golaha Wakiillada..." Guddoomiye Cirro

0
Thursday February 25, 2021 - 15:06:45 in News by A. Asbaro
  • Visits: 2219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    "Waxaannu Idin Wadnaa Guddoomiyaha Soo Socda Ee Golaha Wakiillada..." Guddoomiye Cirro

    "Waxaannu Idin Wadnaa Guddoomiyaha Soo Socda Ee Golaha Wakiillada..." Guddoomiye Cirro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaannu Idin Wadnaa Guddoomiyaha Soo Socda Ee Golaha Wakiillada..." Guddoomiye Cirro

Hargeisa(HWN):-Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo ah Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga Waddani, ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey Magaalada Laascaanood.



Boqolaal dadweyne ah oo taageerayaasha Xisbiga Waddani, ayaa soo dhaweyn diiran ku qaabilay Murrashax Cabdirisaaq Khaliif oo u tartamaya Golaha Wakiillada.

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Cirro oo la hadlaayey Dadweynaha soo dhaweynta ka qayb galay ayaa sheegay in ay Cabdirisaaq Khaliif u wadaan Guddoomiyaha Wakiillada ee Somaliland.

"Waxaanu idiin wadnaa Guddoomiyaha Soo socda ee Golaha wakiillada Somaliland Cabdirisaaq khaliif” Ayuu yidhi Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro
Loading...
Loading...